Posted at: Monday September 22, 2025 - 17:07:34
Posted at: Sunday September 21, 2025 - 14:59:55
Posted at: Friday September 12, 2025 - 19:45:14
Posted at: Friday September 12, 2025 - 19:41:58
Posted at: Wednesday September 10, 2025 - 16:09:15
Posted at: Sunday September 07, 2025 - 17:37:09
Posted at: Sunday September 07, 2025 - 17:33:10
Posted at: Monday September 01, 2025 - 21:08:08
Posted at: Monday September 01, 2025 - 20:58:48
Posted at: Monday September 01, 2025 - 20:52:17
Wararka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta xarunta Taliska Xoogga ee Wasaaradda Gaashaandhigga kusoo dhaweeyay Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), haatanna ah Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Isbahaysiga Ciidamada Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.
Read More →
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Dalacaad loo sameeyey usoo xiray Tababar aqoon kororsi oo la xiriira Shuruucda iyo Nidaamka maamulka.
Read More →
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Read More →
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galguduud.
Read More →
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar "Generaal Khaalid", ayaa kulan la qaatay odayaasha deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta.
Read More →
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka sagootiyey saraakiil ka socotay Ciidamada Dowladda Masar oo safar shaqo ku joogay Dalka.
Read More →
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu sagootinayay xubnaha guddi loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan dib-u-habeynta Ciidanka Xoogga Dalka, Guddigan ayaa waxaa ku midaysan Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasaaradda Maaliyadda, Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xafiiska Amniga Qaranka.
Read More →
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo ay uga bilaaban doonto booqasho rasmi ah oo la xiriirta xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal.
Read More →
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi "Maaxi Yoonis" iyo Ibraahim Aadan Maadeey, oo ka tirsanaa Khawaarijta, islamarkaana horey loogu xukumay dil.
Read More →
Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar oo ka kooban 16 sarkaal, oo uu hoggaaminayay Sareeye Guuto Islaam Radwan.
Read More →
Maqaallo
Gen Asad Cismaan Cabdullaahi waxa uu ku dhashay magaalada Galaadi ee Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed 25kii Janaayo Sanadkii 1983-kii.
Read More →
S/Gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii.
Read More →
Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali Taliyaha Ciidanka LUGTA ee XDS Waxa uu ku dhashay Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo Sanadka Marka uu ahaa 1969 kii. Waxbarasadiisa Aas Aasiga waxaa ku soo qaatay Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.
Read More →
Allaah U Naxariistee S/Guuto Ibraahim Aadan Yarow, waxa uu ku dhashay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose Sanadkii 1964-kii, waxa uu ku soo barbaaray oo uu qur'aanka kariimka ku soo bartay Degmada Afgooye sidoo kale waxa uu waxbarashadiisa aasaasiga iyo tan dugsiga saraba ku qaatay Dugsii Lafoole.
Read More →
Allaah U Naxariistee Janaraal Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) waxa uu ku dhashay magaalada Baladwayn ee xarunta gobolka hiiraan Sanadkii 1952-kii, waxa uu dugsiga dhexe ku dhamaystay Magaalada Baladweyne.
Read More →